238 dhaqtar oo ka qelin jebiyay Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Benaadir (Sawirro)

Arday tiradoodu gaareyso 238 dhaqtar oo isugu jira hablo iyo wilal ayaa ka qelin jebiyay kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Benaadir ka dib markii ay dhameysteen waxbarasho adag oo ay muddo lix sano ah soo wadeen. Xaflad ay ku difaacanayeen buugga qelin jebinta ardaydan aflaxday ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho taasoo ay ku soo bandhigeen cilmi … Continue reading 238 dhaqtar oo ka qelin jebiyay Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Benaadir (Sawirro)